Xulka France Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Belguim.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kadib kulan xiiso leh oo waali ahaa xulka France ayaa iska xaadiriyay Final-ka UEFA Nations League iyaga oo balansaday xulka Spain.

Kulanka ayaa ahaa mid labada xul soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib waliba ahayd kulan lagu raaxaystay.

Daqiqiadii 37-aad ayuu xulka Belguim dhaliyay goolka 1-aad ee ciyaarta waxana u dhaliyay xiddiga Yannick Carrasco kaas oo hogaanka u dhiibay xulka qarankiisa.

Xulka Belguim ayaa daqiqiadii 40-aad sii dhamaystay ciyaarta waxana uu xiddiga Romlu Lukaku u dhaliyay goolka 2-aad isaga oo ciyaarta ka dhigay 2/0.

Qaybtii dambe ayuu xulka France si dar-dar leh u ciyaaray isaga oo raadinayay in ay ciyaarta dib ugu soo laabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here