Qaar ka mid ah Dugsiyada Waxbarashada ee Jowhar oo Wadda Qorshe lagu Bilaabayo Tartan Isdhexgal ah.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cumar Nuur oo ka mid ah barayaasha dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee sheikh Xasan Barsane ayaa sheegay in ay dhawaan dugsiyada kabilaabi doonaan ciyaaraha Kubada Cagta waxaana loo qaban doona dugsiyada Waxbarasho ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here