Xaalad dhanka Nolosha ah oo ka Jirta Deegaano Hoostaga Degmada Raage ceelle ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanada Allanleey,mooyaaleey,eegweyne iyo shuusha oo hoostaga degamada Raage ceele ayaa laga soo sheegayaa abaaro heysta dadka iyo duunyadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here