Degmooyinka Shibis iyo Dharkeynley oo wada badiyay tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka.

0
177

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmada Shibis ayaa 33-15 uga badisay Deegaanka Gubadleey oo ay garoonka Wiish ku qaateen kulanki 12-aad ee tartanka kubbadda Gacanta Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021 oo si habsami leh uga socda garoonka Wiish ee Degmada C/casiis.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here