Kooxaha Aan Wax Guuldaro Ah La Kulmin 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Qaarada Yurub.

0
442

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Horyaalada qaarada yurub ee ugu waaweyn ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo la ciyaaray kulamo waxoogaa ah oo kala duwan maadama ay horyaaladu kala hor bilowdeen xilli ciyaareedka.

Waxa ay ka simanyihiin ayaa kooxo aan wali wax guuldaro ah la kulmin kulamadii ilaa haatan la ciyaaray horyaalada ugu waaweyn qaarada yurub xilli ciyaareedkan.

Waxa jira 7 kooxood oo ka dhisan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub kuwaas oo aan wali wax guuldaro ah la kulmin xilli ciyaareedkan horyaaladooda kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here