Maamulka Tuulada Buurfuule ee Degmada Mahadaay oo Taageero ka Dalbaday Madaxda Hirshabeelle.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bulshada ku nool Tuulada Buurfuule ee Degmada Mahadaay ayaa Cabsi xoogan waxa ay ka mujiyeen Fatahaada wabiga shabeelle waxa ayna shegeen in meelo badan uu ka jilacsanyahay Hareeraha Wabiga .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilwole.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here