Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan Zakariye Suleyman oo ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa dhalinyarada Magaalada Jowhar ugu Baaqay in ay ka shaqeyaan Nabadda iyo isdhexgalka Bulshada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.