Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo waxbaratay Ayaa ku dayacan gobolka sh\/dhexe kuwaas oo nasiibku uusan saacidin inaay waxbarshao dibada ama dalka oo lacag la,aan ah ka helaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.