Man United Oo Paul Pogba U Qabatay Wakhti Uu Go’aan Uga Gaadho Mustaqbalkiisa

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba u sheegtay in uu go’aan kaga gaadho mustaqbalkiisa ka hor inta aan la gaadhin ciida gaalada.

Xiddiga koobka adduunka ku guulaystay ayaan wali mustaqbalkiisa u hibayn kooxda Man United iyada oo heshiiskiisa kooxdu dhici doono dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Waxa la fahamsanyahay in uu xiddigu xiiso ka helayo kooxaha Real Madrid iyo PSG kuwaas oo doonaya saxiixiisa waliba in ay ku helaan qaab xor ah ku helaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here