Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isku duwaha wasaaradda kalluumeysiga iyo qeyraadka badda ee Hirshabeelle islamrkana uqaabilsan degmada warsheikh Cabduqaadir Xasan Axmed Ayaa ka warbixiyay xalada guud ee kaluumeysatada degmada warshiikh.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa – Maryama Shiikh Cabdi.