Cudurka Jadeecada oo Carruur ku Soo Ritay Deegaano Hor leh oo Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Tuugaarey oo ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada degmada Jowhar  ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalad caafimaad daro ka dib markii Cudurka Jadeecada uu ka dilaacay tuuladaasi .

Shuceeb  Siidow Shiikh oo ah gudoomiyaha tuulada oo aan la xirirrnay ayaa inoo sheegay in tuulada ay ka jirto xaalad caafimaad daro waxa uun xusay in cudurka jadeecada uu haleelay in ka badan 25 carruur ah .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here