Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka qeyb galay kulan looga hadlaayay sidii bulshada looga wacyigalin lahaa ayaa sheegay in bulshada reer Jowhar qaarkood ay qariyaan marka ay ku dhacaan cudarada halkii ay ay u tagi lahaayeen goobaha caafimaadka iskana daaweyn lahaayeen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.