Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdho badan oo Magaalada jowhar ku nool ayaa bilaabay in xirfad ay ka dhigtaan qurxinta aroosyada iyo xafladaha ayago ku xardhaaya ubaxyo iyo dhamaan agabka lagu qurxiyo xafladaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.