Sergio Busquets Oo Ka Shifay Sir La Xariirta Mustaqbalka Macalin Koeman.

0
184

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Qadka dhexe Barcelona ee Sergio Busquets ayaa qiray  in xaalka kooxdiisa ee Champion-ka uu adag yahay xilli cyareedkaan.

Arintaan ayaa imaaneysa ka dib guul darro xanuun badan oo sedex gool ah oo ay kala soo kulmeen kooxda Benfica  oo ay marti ugu ahaayeen kulan tirsan wareegga 2-aad ee Group-yada Champion-ka

Wargeyska Marca ayuu Sergio Busquets ka yiri ” waxii kulankii Benfica dhacay waa arin adag , waana liidannay balse waxaan isu haysannay in aan wacannahay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here