Dhalinyarada Jowhar oo Madaxda Hirshabeelle ka Dalbaday in Shaqo Abuur loo Sameeyo.

0
154

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tirada ugu badan dadka ku nool gudaha dalka waa dhalinyaro waxaana heysto caqabado badan oo ay kamid tahay shaqo la’aan baahsan oo saameysay guud ahaan dalka,waxaana sanadii danbe aad usii badanayay dhalinyarada kasoo qalin jabinaayo jaamacadaha,hadaba dhalinyarada wax bartay ee magaalada jowhar ayaa ugu baaqaya maamulka Hirshabelle in wax uu ka qabto shaqo la’aanta dhalinyarada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here