Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan oo ay soo tababartay Hey’adda Tubta Nabadda Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka faa’ideysteen Tababar socday ku dhawaad Hal sano waxa ayna ka hadleen sida ay bulshada ugu shaqeyn donaan cilmigii ay soo barteen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.