Hirshabeelle oo Magaalada Jowhar ku Qabatay kulan Looga Hadlayay Xuquuqda Haweenka.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka hirshabeelle Xaliimo Cali Saciid ayaa ku boorisay haweenka magaalada jowahr iyo guud ahaan haweenka doonaya siyaaasada qaranka  iney dulqaad muujiyaan waqti badana ay galiyaan marka ay xilalaka doonayaan si ay uhelaan saamiga haweenka ee 30% ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here