Shidaal yari baahsan oo ka jirta Wadanka Britain.

0
185

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka Britain waxaa ka taagan shidaal yari saameyn ku yeelatay howl-wadeenada caafimaadka – hay’adda caafimaadka ee dalka Britain ee loo soo gaabiyo (BMA) ayaa ku baaqday in tix-galin gaar ah la siiyo caafimaadka.

In badan oo kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee u shaqeeya waaxda caafimaadka ee NHS ayaa kamid noqday dadka ay shaqadoodii ku curyaantay shidaal yarida wali ka jirta dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here