Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa ka socda Gobolada Puntland tallaalka xanuunka COVID-19 kaasoo Wasaaradda ugu talagashay inay gaarto dadka inta ugu badan si loo yareeyo saamaynta uu keenayo xanuunka iyo fiditaankiisa.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.