Qaramada Midoobay & Midowga Yurub oo ku Baaqay in la Xoojiyo Wax soo saarka Beeraha ee Soomaaliya.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la qaado tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu xoojinayo hababka wax-soo-saarka beeraha ee Soomaaliya, iyagoo sheegay in loo baahan yahay tallaabooyin degdeg ah si wax looga qabto caqabadaha iyo saameynta taban ee la xiriirta nafaqo-xumada Soomaaliya, oo leh qaar ka mid ah heerarka nafaqo-xumada ugu sarreeya adduunka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here