PSG Vs Man City Kulanka Xiisaha Badan Ee Champions League.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda PSG ayaa marti galin doonta kooxda Man City kulan ka tirsan todobaadkii 2-aad ee wareega Group-yada tartanka champions League.

Kulanka ayaa ah mid ay kooxda PSG kulanka soo gali doonto iyaga oo isha ku haya guushoodii ugu horeeyay ee wareega Group-yada tartanka champions League.

Dhanka kale kooxda Man City ayaa isha ku haysa guushoodii 2-aad oo xidhiidh ah wareega Group-yada tartanka kadib markii ay badiyeen kulankoodii 1-aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here