Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan ay ka soo qeyb galeen maamulka hirshabeelle odiyaasha dhaqanka Gobolka shabellaha dhexe, dhalinyarada iyo bulshada inteeda kale ayaa waxa looga hadlayay sidii dhalanyarada ugu qeyb gali lahayeen siyaasada iyo hogaaminta dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.