Beeraleyda Jowhar oo dib Ubilaabay Tacabka Beeraha kadib Saameeyntii Fatahaada Wabiga.

0
365

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gobolkani Shabeellaha dhexe wuxuu kamid yahay gobollada dalka ee aad loogu yaqaano wax soo saarka beeraha balsa fatahaada webiga Shabeelle ee soo laalaabatay ayaa cuuryaamisay  beeraha,waxaana dhawaan dhacday in webiga shabeelle uu fataho laba mar oo isku dhaw dhaw taas oo sababtay in biyaha webiga ay jaraan dhul beereed aad u balaaran.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here