Hooyo ku Nool Jowhar oo ka Hadashay khatarta Gudniinka Fircooniga.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaliimo Cali faarax waa 38 sano jir waxeey leedahay carruur gabdho iyo wiilal usugu jiro xaliimo oo guddniinkeeda ahaa fircooni ayaa hadda sameysay 4gabdhood oo lama kamid ah ay gaareen xilliga gudniinka inaay suno uguday oo aysan u gudin fircooni.

Warbixintan Waxaa Inoo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here