Hey’adda FAO oo Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle ku Wareejisay Agabka Beeraha.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu Wareejinayay Agabkan isugu jira Qalabka beeraha iyo kuwa Xafiiska Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle loogu talagalay ayaa maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here