Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka Dhiig-karka.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka dhiig karka guud ahaan dalka waxaa lagu sheegaa in uu kamid yahay cudurada ugu badan ee soo wajaha dadka Soomaaliyeed waxaana haatan dhaqaatiirta magaalada Jowhar ay sheegayaan in ay sii kordhayaan kiisaska cudarkaasi ee magaalada.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here