WARARKA Olole Nadaafadeed oo Maanta laga Bilaabay Qaar ka mid ah Xaafadaha Baladweyne. By admin - September 24, 2021 0 173 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dhalinyarada is xilqaan ayaa maanta Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiraan ka fuliyay Olole Nadaafadeed gaar ahaan Xaafada Buunda-weyn. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2021/09/TIMACADE-WAR-BALADWEYNE.mp3 Share this:FacebookX