Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaliima cabdi waxa ay ka mid tahay gabhdha wax bartay ee ku nool Magalada jowhar ee caasimada dowladgoboleedka hirshabeelle sido kale xalima waxa ay ka mid tahay gabdhaha kushaqeysta xirfada make upka ama qurxinta wajiga hablaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.