Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Sheegtay in ay Waddo Dadaalo lagu soo Afjarayo Fatahaada Wabiga.

0
472

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Ku Xigeenka Wasaarada beeraha dowlad gobaleedka Hirshabelle  Maxamed Baashir Qaasim Daqare ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay dadaal dheeri ah ku bixisay sidii ay kaga hortagi laheyd Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay Tuulooyin hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here