Isku Aadka Wareega 4-aad Ee Carabao Cup-ka oo la Soo Saaray.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 4 dhamaadka tartanka Carabao cup-ka iyada oo kooxaha isugu soo hadhay tartanka ay isaga hor iman doonaan

Kooxaha waaweyn ee Man City, Liverpool, Chelsea iyo Arsenal ayaa ogaaday isku aadka kooxaha ay ku aadi doonaan wareega 4-aad ee tartanka  Caraboa cup-ka.

Kooxda chelsea ayaa la ciyaari doonta Southampton halka ay Arsenal ku aaday kooxda Leeds United kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka West Ham iyo Man City.

Chelsea v Southampton

Arsenal v Leeds United

Stoke City Vs Brentford

West Ham Vs Man City

Leicester City Vs Brighton

Burnley Vs Tottenham

QPR Vs Sunderland

Preston Vs Liverpool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here