Jowhar oo lagu Soo Gaba Gabeeyay Tababar ku Saabsan Wacyigelinta Qabyo Tirka Dastuurka.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo socday sedex maalin ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuulyiin ka socda Hirshabeelle, dowladda somaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ee magaalada Jowhar waxaana looga hadlayay kulankani soo bandhigista iyo baahinta warbixintan dib u eegista dastuurka ee wasaaradda dastuurka dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here