Marco Ansenio Oo Warqada Bixitaanka U Gudbinaya Maamulka Real Madrid.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marco Asensio ayaa lagu soo waramayaa inuu si aad ah ugu furan yahay inuu ka tago Real Madrid inta lagu jiro mid ka mid ah suuqa kala iibsiga ee soo socda.

Mid kasta oo ka mid ah 25-kii kulan ee uu saftay xilli ciyaareedkan waxa uu ka yimid kursiga keydka beddelka isaga oo aan joogto ugu ciyaarin kooxda Los Blancos xilli ciyaareedkan.

Iyada oo wali xilli ciyaareedku dheeryahay kubad sameeyaha ayaa fursad u haysta in uu jabiyo shaxda tababare Carlo Ancelotti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here