Xuska Maalinta Nabadda Adduunka oo lagu Qabtay Magaalada Jowhar.

0
178

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu Xusayay maalinta Nabadda Adduunka Ayaa lagu Qabtay magaalada Jowhar waxaana ka soo qeybgalay Xaflada Lagu Maamusayay Masuuliyin Kala Duwan oo ka kala socday Gobolka Iyo Degmada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa: – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here