Tallaalka Coronavirus oo lagu billaabay haweenka uurka leh.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo xanuunka Coronavirus gaar ahaan faraca Delta, uu si xawli ah ugu sii faafayo dunida ayaa gudaha dalka Mareykanka waxaa laga billaabay in la talaalo haweenka uurka leh.
Sidoo kale talaalka ayaa la siinaya caruurta naaska la nuujinayo iyo Carruurta da’doodu ka weyn tahay 12 jir.

Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay goobaha lagu qaadanayo talaalka COVID-19.
Dalalka caalamka ayaa waxaa xiligan ka socda talaalka cudurka karoona feyris si looga hortago cudurkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here