Man United Oo Diyaarisay Xiddigaha Ay Iska Iibinayso Suuqa January.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay ka takhalusto ilaa 7 ciyaaryahan suuqa kala iibsiga ee bisha January.

Red Devils ayaa suuqii ugu dambeeyay ee xagaaga si xoogan u gashay iyaga oo la soo saxiixday xiddigaha Cristiano Ronaldo, Jadon Sancho iyo Raphael Varane si ay ugu xoojiso kooxda.

Si kasta ha ahaatee kooxda Man United ayaan iska iibin xiddigo badan iyaga oo kaliya fasaxay laba xiddig waxana ay kooxdu u baahantahay in ay iska iibiso xiddigo dhawr ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here