Mohamed Salah Oo Fariin U Diray Taageerayaasha Liverpool.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa fariin u diray taageerayaasha kooxdiisa kadib markii uu guul muhiim ah ku hogaamiyay kooxdiisa kulankii Crystal Palace.

Mohamed Salah ayaa dhaliyay gool ka mid ah 3-dii gool ee ay Liverpool ku badisay kulanka kaas oo kooxdiisa ka caawiyay in ay gaadho guusheedii 4-aad ee horyaalka premier League.

Kadib ciyaarta xiddiga reer Masar ayaa fariin u diray taageerayaasha kooxdiisa isaa oo soo dhigay fariin la socdo dabaal dagii goolkii Crystal palace.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here