Wakiilka Paul Pogba Oo Xaqiijiyay In Uu Xiddigu Ka Tagi Karo United.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wakiilka Paul Pogba ee Mino Raiola ayaa sheegay in uu xiddiga reer France Ku laaban karo kooxda Juventus xagaaga dambe.

Heshiiska Pogba ee Man United ayaa dhici doona xagaaga dambe sidaas darteed waxa uu heshiis la gali karaa kooxda uu doonayo suuqa January waliba qaab xor ah uga tagi kara kooxda dhamaadka xilli ciyaareedka.

Xiddiga reer France ayaa xidhiidh fiican la leh kooxdiisii hore waxana uu Mino Raiola qirtay in uu xiddigu ku laaban karo kooxda Juventus xagaaga dhamaadka xilli ciyaareedka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here