Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo Wadda Dadaallo looga hortagayo soo Noqnoqoshada fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu sanbeeyay waxaa ku dhacay beeraleeyda gobalkashabellha dhexe nayadjab iyo dalagyadii oo yaraada kadib fatahaado is xigxiga oo qasaaro u geysatay beeraleeyda ku teedan wabiga shabeelle inkastoo ay jiraan beero ku baxa roobka  balse  ay yaraayeen roobabka ka da,ay gobalkani.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here