Ganacsatada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Sameystaan Urur Mideysan.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah aqoonyahada magaalada Jowhar oo ka qeyb galay barnaamijka Ganacsiga ee radio isnaay ayaa ugu baaqay in ganacsatada yaryar ay sameystaan midow ku aadan sii loo hormarin lahaa ganacsiga wadajirna loogu wajiha lahaa caqabadaha soo wajaha ganacsatada yaryar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here