Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa bayaan u soo saaray ugu baaqay dowladdaha Masar iyo Itoobiya inay dib u bilaaban wada xajoodka la xiriira biyo xireenka webiga Niil.
Dowlada Masar ayaa soo dhawaysay soo jeedinta Qaramada Midobey ee ah in dib loo bilaabo wadahadalada biyo-xireen Itoobiya.
Dowladaha Masar, Suudan iyo itoobiya ayaa horey ugu guul dareystay inay xal waara ka gaaran muranka ka taagan biyo xireen itoobiya ay ku sameysay webiga Niil.