Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii danbe waxaa sii kordhayay shaqsiyaadka deymaha ka qaato bangiyada dalka kuna bilaawo ganacsiga iyo kuwa lahaa ganacsiyo yaryar oo sidoo kale iyagan deymo ka qaato bangiyada si ganacsigooda u balaariyaan,iyadoona bangiyada ay si billa ah lacagaha kaga celiyaan shaqsiyaadka deymaha qaatay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.