lo’da Wadanka Jarmalka oo loo tababarayo isticmaalka suuliga.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qeybo ka mid ah dalka jarmalka ayaa waxaa ka socda qorshe Lo’da loogu tababarayo inay isticmaasho suuliga ama
Musqusha.

Daraasaddan tijaabo ah oo laga sameeyay dalka Jarmalka ayaa Saynisyahannada waxay sheegeen in ay u tababbareen xayawaanka in ay isticmaalaan musqul loogu talagalay.

Maaddada Ammonia ee ku jirta kaadida lo’da, waxay isu rogtaa gaaska loo garanayo nitrous oxide marka ciidda lagu qaso, sida ay khubarada sheegeen.

Guud ahaan dunida oo dhan, qiyaastii 10% gaaska saameeya isbadalka cimilada ee ka yimaada ficillada dadka, waxa uu ka soo baxaa lo’da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here