Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Diini Rooble Axmed oo ah afhayeenka booliska hirshabeelle ayaa ugu baaqay suxufiyiinta ka shaqeeya magaalada jowhar in leyska warhayo si aay uxoogeeystaan shaqooyinka bulashada loo hayo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.