Magaalada Jowhar oo laga Daahfuray Tababar ku Saabsan Tacabka Beeraha.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa manta dib ugu furmay tababar ku aadan sidii loo kordhin lahaa wax soo saarka beeraha kaa oo hakad kujiray mudo labo maalin ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here