Waddada xiriirisa Muqdisho & Afgooye oo dib loo furay.

0
357

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad Saddex Sano kadib waxaa Maanta dib loo furay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, taas oo uu dhismo ka socday.

Maanta ayaa waxaa la arkayay Gaadiidka noocyadiisa kala duwan, sida Gaadiidka dadweynaha iyo Mooto Bajaajta oo si caadi ah wadada uga Shaqeeysanaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here