Ra’iisul wasaarahii Hore ee Ivory Coast oo Geeriyooday.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul wasaarahii Hore ee Ivory Coast oo COVID-19 ugu geeriyooday Faransiiska.

R’iisul wasaarihii hore ee Ivory Coast Charles Konan Banny ayaa ku geeriyooday magaalada Paris ee dalka Faransiiska kaddib muddo uu la xanuunsanaa xanuunka Covid-19.
Charles Konan ayaa xafiiska ra’iisul wasaare ee dalka Ivory Coast soo maamulayay 2005-2007

Madaxweynaha Ivory Coast Alassane Ouattara ayaa ka tacsiyeeyay geerida masuulkaas oo uu ku tilmaamay mudane shaqo qaran oo lagu faano ka soo qabtay dalkaas iyo horumarkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here