Real Madrid oo Badalka Ramos Ku Ciriirineysa Chelsea.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay lasoo saxiixato daafaca dhexe ee kooxda Juventus Matthijs de Ligt sanadka 2022.

Los Blancos ayaa u ogolaatay Sergio Ramos inuu qaab xor ah uga tago kooxda suuqii xagaaga halka ay sidoo kale Raphael Varane ka iibisay kooxda Man United.

Kooxda Real Madrid ayaa la soo saxiixatay David Alaba laakiin Carlo Ancelotti ayaa doonaya daafac dhexe si uu u xoojiyo kooxdiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here