Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Warbixisay Wajiga sedexaad ee Tallaalka Covid19.

0
136

Jowhar – Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ka socda wajiga sedexaad ee qaadashada tallaalka Covid-19 wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa bulshada ugu baaqday in la qaato tallaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here