Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Madaxda Hirshabeelle ka Dalbaday in la Caawiyo.

0
132

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Beeraleyda gobalka shabeellaha dhexe waxaa saameyn xoogan ku yeelatay fatahaada webiga shabeelle ee soo laab laabta taas oo jartay dhul beereed aad u balaaran oo ay ku yiilay dalagyo kala duwan oo qaarkood gurasha ku dhawaa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here