UK oo Faransiiska ugu hanjabtay inay dib ugu celin doonto muhaajiriinta ka soo gala xadka ay wadaagaan

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Britain ayaa oggolaatay qorshayaal dib loogu celinayo doomaha muhaajiriinta sida sharci-darrada ah ku soo gala xeebaheeda, taas oo sii xoojinaysa khilaafka kala dhexeeya Faransiiska ee ku aaddan sida loola tacaali karo dad faraha badan ee naftooda biimeynaya.

Tahriibeyaashan ayaa isku dayaya inay ka gudbaan Kanaalka u dhexeeya labada dal iyagoo wata doomaha yaryarka.

Boqolaal doomood oo nooca yaryar ayaa safar uga yimid dhinaca Faransiiska sanadkan, iyagoo ka gudbay mid ka mid ah marinnada ugu mashquulka badan adduunka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here